Maxkamad mar kale amartay in la soo xiro Raisul Wasaarihii hore ee dalka Pakistan

Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa maanta diiday inay baabi’iso amarka soo xiris ee ra’iisul wasaare hore Imran Khan, waxaa sidaas sheegay qareenadiisa. Arrintan ayaa imaneysa ayada oo boqolaal ka mid taageerayaasha Khan ay ilaalo ka hayaan gurigiisa, ayaga oo wacad ku maray inay booliska ka joojin doonaan inay xiraan. Isku day ay booliska ku … Continue reading Maxkamad mar kale amartay in la soo xiro Raisul Wasaarihii hore ee dalka Pakistan